Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo inkiray Khaatumo iyo reer Laascaanood
    Somalia

    Maraykanka oo inkiray Khaatumo iyo reer Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Marka laga soo tago in fariintan ku socoto Maamulka iyo Xisbiyada Hargaysa,waxaa xusid mudan in Safaarada Maraykanku muujinayso si dadban in Laascaanood qayb ka tahay SL.

    Qoraalka laguma xusin Magaca Khaatumo iyo hogaankeeda,waxaana qormada lagu soo koobay wadahadal in laga galo xaalada Laascaanood…..

    1.Waa fariin cad oo lagu sheegayo in uusan jirin Maamul Khaatumo layiraahdo.

    2.Laascaanood in ay ka tirsan tahay SL.

    3.Puntland in ay ka gaabsato colaada Laascaanood.

    4.Muuse in uu wadahadal ka galo colaada Laascaanood.

    Reer Galbeedka oo Ingiriisku horboodayo,waxay uxaglinayaan Hargaysa mana baritaarayaan Sool iyo SL in lakala guro.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.