Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku kulmay Nayrobi
    Somalia

    Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku kulmay Nayrobi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa la joogaa xiligii uu Madaxweyne Laftagareen ubareeri lahaa ka hor imaadka Xasan iyo kooxdiisa.

    Waxaa muuqata in mudo kordhintii Xasan usameeyay DG Galmudug,Hirshabelle,KG iyo JL ay ka shaqayn wayday KG oo kaliya,waxaana sababay Xasan oo aan daacad ka ahayn kana daba tagey oo jilaafooyin ku bilaabay Laftagareen.

    Haatan,waxuu ku sugan yahay Nayrobi Laftagareen oo ka bilaabay Olale Diblomaasiyadeed oo isku difaacayo.

    Laba Garab,ayuu ubaahan yahay Laftagareen si uu uwajaho iska caabinta Xasan iyo kooxdiisa,kuwaasoo kala ah…

    1.Gudaha,waxuu uga baahan yahay isbahaysi Puntland.

    2.Dibada,waxuu uga baahan yahay Hiil Dowlada Itoobiya.

    Laftagareen Nayrobi,waxuu kula kulmay Madaxweyne Deni oo ay awalba si hoose wax iskula ogaayeen.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.