Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jabuti oo garab ku siiyay Dowlada Somaliya baajinta Ciidamada Atmis
    Somalia

    Jabuti oo garab ku siiyay Dowlada Somaliya baajinta Ciidamada Atmis

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 29, 2023Updated:September 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jabuti,ayaa Codsi udirtay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay,kaasoo lagu codsanayo in dib loo dhigo bixitaanka 3000-Askari.

    Codsigaan,ayaa waxaa saxiixay Wasiirada Arimaha dibada ee Dalalka Ciidamadu ka joogaan Somaliya.

    Safarkii Xasan Shiikh ee Jabuuti,ayaa,waxaa qayb ka ahaa in lala xoojiyo oo lagula dadaalo in aan Ciidankaas 3000 ah Somaliya wakhtigan laga saarin oo baahi wayn loo qabo.

    Xasan,ayaa Dalalka Ciidanka Somaliya ka jooga usheegay in ay la qaataan baaqaas maadaama iyagaba dani uugu jirto in Ciidamadoodu Somaliya sii joogaan.

    Dowlada Somaliya ma diyaarin Ciidan badala Atmis.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.