Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Fariisinta Golayaasha Deegaanka Degmooyinka qaar oo la mudeeyay
    Somalia

    Fariisinta Golayaasha Deegaanka Degmooyinka qaar oo la mudeeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadii mudayntaas loo Gacan baneeyo Wasiir Juxaa oo uu faragelinta ka daayo Deni iyo Xisbigiisu waa guulaysanayaan fariisinta Golayaasha Deegaanka ee Degmooyinkaas.

    Balse hadii la farageliyo,waxay ku danbayn doonaan sida Degmada Waaciye oo waxaa macno beeli doona Dimuqraadiyadii Shacabku Codkooda ku dhiibteen.

    Waa muhiim in la xushmeeyo Dimuqraadiyada higelinteeda iyo rabitaanka Shacabka.

     

    Halkan ka akhriso Degmooyinka la mudeeyay:-

     

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.