Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo dilay in ku dhow 100-Ciidamada Dowlada iyo Macawisleyda ah
    Somalia

    Alshabaab oo dilay in ku dhow 100-Ciidamada Dowlada iyo Macawisleyda ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tobaneeyo dagaalyahano Deegaanka ah,ayaa lagu dilay Saakay kadib dagaal khasaare badan dhaliyay oo Maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen inta u dhaxaysa Wisil iyo Shabeelow.

    Dagaalka,ayaa bilowday kadib markii saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Dowlada iyo Maleeshiyaadka Macawisleyda oo ku sugnaa jiida hore ee dagaalka ay fuuleen Buur ah si ay uhelaan Anteenada Taleefoonka.

    Alshabaab oo maalmihii u dambeeyay la socday dhaq dhaqaaqooda,ayaa weerar gaadmo ah ku ekeeyay.

    Ilo wareedyo,ayaa sheegaya in ilaa 30 ka mid ah Maleeshiyada Macawisleyda ay ku dhinteen dagaalkaas.

    Dadka ku dhintay dagaalka,waxaa ka mid ah sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamada Dowlada iyo Saraakiil kale oo Macawisley ah.

    Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalka ay ku dileen 58-Qof ayna ku dhaawaceen in ka badan 70-Qof, balse tiradan khasaaraha dagaalka si madax banaan looma xaqiijin.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.