Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay utageen weftiga Imaaritiyiintu Magaalo Xeebeedka Xaafuun?
    Somalia

    Maxay utageen weftiga Imaaritiyiintu Magaalo Xeebeedka Xaafuun?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaafuun Lama maalmood ka hor,waxaa tagey wefti Imaaraatiya oo uu galbinayo Xasan Deni oo ay Walaalo laxmiya yihiin MW Siciid Deni.

    Qorshaha weftigaasi utagey Xaafuun,waa Laba Qodob oo kala ah…

    1.Saldhig Ciidan oo ay halkaas ka rabaan Imaaraatiyiinta.

    2.Deked Maraakiibtu ku kala wareejistaan Kunteenarada oo ay ka rabaan Imaaraadku halkaas.

    Sida wararku sheegayaan mar horaba Saxiixa loogu wareejinayo Xaafuun,waxaa saxiixay Madaxweyne Deni.

    Reer Xaafuun,waxay Mashruucaas ku helayaan Biyo Macaan oo dhawaan Xariga laga jari doono.

    Dhaliisha Mashruucyadan ay leeyihiin,waa…

    B.In aan la hor keening Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka.

    T.In Qoyska Madaxweynuhu iska maamulanayaan.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.