Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta MW Deni uxiray Bangiga Dowlada Puntland ?
    Somalia

    Maxay tahay sababta MW Deni uxiray Bangiga Dowlada Puntland ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Guud ee Booliska Puntland,waxaa ka maqan Miisaaniyad gaaraysa $80-kun,sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil sare.

    Halka Taliska Qaybta Bari ay ka maqan tahay $20-kun xiligan,sida uu ii xaqiijiyay Sarkaal muhiim ah.

    Madaxweyne Deni,waxuu amray in dhamaan wax kharash ah aysan ka bixi karin Khasnada Dowlada xataa adeega maalinlaha ah,sida aan ka helay W.Maaliyada gudaheeda.

    Waxaa kale oo taal Lacagtii Curaarta ee dhismaha Wadooyinka loo jaray oo aan ka xaqiiqsaday Maamulka Dekeda Bosaso.

    Sidoo kale Lacagtii laga qaaday Canshuurta Qaadka,ayaa si gaar ah loo ururshay oo taal,sida ay ii xaqiijiyeen Saamilayda iyo W.Maaliyada Madaxdeeda qaar ka mid ah.

    Warar,ayaa sheegaya in Madaxweynuhu rabo 24-ka Oktoobar in uu bixiyo Mushahaarka Ciidamada Laba Bilood oo ka mid ah,iyadoo haatan uu ka maqan yahay 6-Bilood.

    War kale,ayaa sheegaya in Madaxweynuhu udiyaar garoobayo Doorashada,isla markaana Dhaqaalaha oo idil u usticmaalayo Doorashada.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.