Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaramada Midoobey oo Dowlada Fadaraalka usheegtay in ay PL la heshiiso
    Somalia

    Qaramada Midoobey oo Dowlada Fadaraalka usheegtay in ay PL la heshiiso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo ka hadlay fadhiga Golaha amaanka,ayaa sheegtay in loo baahan yahay Puntland iyo Dowlada Dhexe in ay wada fariistaan oo xal uhelaan khilaafka dhexyaal.

    Sidoo kale,waxay adkaysay in wax ka badal walba oo lagu samaynayo Dastuurka in uu noqdo mid laga wada hadlay oo laga heshiiyay.

    Si gaar ah,waxay utaabatay muhiimada ay leedahay in la dhagaysto Codka PL oo aan looga maarmin Dowlad dhiska Wadanka,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Puntland waa umuhiim Dowlad dhiska Somaliya,lamana inkiri karo,waxaana loo sheegay MW Xasan in uu wajaho la xaajoodkeeda ka hor intaan laysku dayin wax ka badalka Dastuurka. pic.twitter.com/dPEEfhKx7s

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) October 20, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    September 26, 2025

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    September 26, 2025

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    September 26, 2025
    Latest Posts

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.