Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Xamaas iyo Israa’iil
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Xamaas iyo Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Israa’iil weli waxay si joogta ah ugaraacayaan Magaalada Qasa Todobaadkii Labaad.

    Maanta,waxay dileen Ciidamada Israa’iil 12-Falastiiniyiin ah,waxayna tirada guud ee Falastiiniyiinta Geeriyootay ka dhigaysaa 5000-Qof,kuwaasoo ubadan Caruur.

    Ra’isalwasaaraha iyo Wasiirka Gaashaandhiga Israa’iil,ayaa ku booqday banaanka Qasa Ciidamadooda,waxayna ku dhiirigeliyeen in ay guul kama danbays ah gaari doonaan.

    Madaxdii Xamaas ee dagaalka geliyay Shacabka Qasa,waxay uga baxsadeen weerarada khatarta ah ee Israa’iil Qatar iyo Turkiga.

    Si gaar ah hogaamiyaha Xamaas Ismaaciil Haniya,waxay isaga iyo Qoyskiisu degan yihiin Qatar oo ay ku haystaan Nolol sare,waxayna ku dhoofaan Baasabooro Turki ah.

    Dhanka kale Ciidamada Maraykanka,ayaa burburiyay Sadex Daroon oo ay Xuutiyiinta Yemen ku weerareen Fariisimo ku yaal Iraq iyo Siiriya oo ay leeyihiin Maraykanku.

    Iran waxay ugu baaqday Wadamada Carabta Cunaqabatayn Saliidda ah oo lagu soo rogo Israa’iil,waxaase ka diiday Ururka Opec.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.