Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil,ayaa xalay duqeymo ba’an ka fulisay Qasa.
    Somalia

    Israa’iil,ayaa xalay duqeymo ba’an ka fulisay Qasa.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqeymihii Xalay ee Marinka Qasa,waxaa ku naf waayay ugu yaraan 80-Qof,iyadoo lagu burburiyay 30-Guri, sida ay warisay AFP.

    In ka badan 40% Guryaha Qasa,ayaa waxyeelo gaartay amaba la burburiyay, sida ay QM sheegtay.

    Israa’iil,ayaa dhankeeda xaqiijisay in diyaaradaheedu ay duqeeyeen dhismo ku hoos yaal masjid ku yaala Daanta Galbeed oo ay Xubno ka tirsan Xamaas iyo Islamic Jihaad ay ku qorsheynayeen weerar Argagixiso oo xilliga dhow ay fulin lahaayeen.

    Wafa oo ah wakaaladda wararka rasmiga ah ee maamulka Falastiin, ayaa sheegtay in ugu yaraan Hal-Qof uu ku dhintay duqeynta, dhowr kalena way ku dhaawacmeen dhismaha ka hooseeya Masjidka al-Ansar ee Xerada Qaxootiga Jenin.

    Weerarkan cirka ah ee Israel ayaa ah ugu

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.