Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mucaaradku ma yahay mid ka ridan kara Deni Kursiga Madaxtooyo Ee PL?
    Somalia

    Mucaaradku ma yahay mid ka ridan kara Deni Kursiga Madaxtooyo Ee PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ragga haatan ah Mucaaradka marka laga soo tago Xisbiyada Sharciyaysan,waxaa ugu hilsan oo Deni waxuun yeeli kara Aaran iyo Ilmo Diyaano.

    Aan ku hormarno Ilmo Diyaano haday qaataan Doorashada oo Xisbigooda Olalaystaan Deni way la loolami karaan.

    Hadii ay ka hor yimaadaan oo Xabbad wajahaan,waxbay yeeli karaan,balse Maalin gelinkeed ka badan ma wadi karaan dagaal,waana looga adkaanayaa.

    Aaran-jaan iyagu Xisbiga Horseed ee reer Faroole waa soo fuuli karaan,balse waxba kuma helayaan oo Bulshadu ma rabto.

    Hadii ay dhanka Qoriga Aadaan Deni waxbay gaarsiin karaan,waxaana dhici karta in daraadood 3-da Degmo ee Garowe,Godob jiiraan iyo Dangoronyo Codayn aysan ka dhicin.

    Hadiise lays galo waxay diriri karaan Hal Maalin oo Maalin Labaad masii wadi karaan Xabbadda.

    Deni,waxaa wax ka hor istaagi kara kooxdii dagaal Sadex Berri socda kala geli karta Dhul kala duwan oo guud ahaan PL ah.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.