Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Marwo Cabdi Bashiir oo ka hadashay sida Dowladeedii ay udhabar jabisay
    Somalia

    Marwo Cabdi Bashiir oo ka hadashay sida Dowladeedii ay udhabar jabisay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanad Marwa Cabdi Bashiir,ayaa ka hadashay guuldarradii ay kala kulantay tartankii Madaxweynaha Baarlamaanka Aduunka.

    Xildhibaan Marwa Cabdi Bashiir,ayaa beenisay hadal uu warbaahinta ka sheegay Gudoomiye Abshirow dhabar jabin la isla ogyahayna ku tilmaantay Warqadii uu qoray Gudoomiyaha GSH Shiikh Aadan Madoobe.

    Xaqiiqdii waxa ku dhacay Gabadhaas,waa la Dhabar jabiyay oo waa mida keentay in ay waydo Cod,sababtoo ah Xildhibaan Baarlamaankiisii si cad usoo sheegay in uusan taageerayn cidna Cod siin mayso.

    Ururkan Baarlamaanka Aduunka,waxaa loo dhisay in ay wada shaqeeyaan Baarlamaanada caalamka,sidaa daraadeed Xildhibaan uusan la shaqaynayn Baarlamaankiisa Cod laguma khasaarin karo,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Hoos ka daawo muuqaalka.

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1718236315102183592?t=RmoXk4eeB24RAauqlN6ocA&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.