Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Musharax Mashruuc ka macno badan Mucaaradka Garowe
    Somalia

    Faallo:-Musharax Mashruuc ka macno badan Mucaaradka Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mashruuc,waxaa ka muuqata bisayl aysan lahayn Musharaxiinta kale,waxaana soo jiidasho lahaa hadalkiisii ahaa “Xabbad Kursi kuma raadinayno”.

    Sidoo kale,waxaa ka muuqata in uu dawo uyahay Sadex arimood oo kala ah…

    1.Waa Musharax maalgashtay Xisbi oo Dimuqraadiyada uhaya rabitaan,isla markaana udiyaarsan in uu ku tartamo.

    2.Taraha lagu sheego MS,waa Nin unoqon kara xal oo lagu kala nasan karo.

    3.Waa Nin aan is leeyahay,waa isku wadi karaa Wadaniyiinta Qiyamka leh iyo Macdaarleyda.

    Mucaaradka Garowe isku urursaday kuma jiro Nin udhow Musharaxan markaan qiimeeyay aragtiyadiisa,awoodiisa hogaamineed iyo Wadaniyadiisa.

    Marka Musharaxan oo kale aad aragto,waxaa ku galaya rajo iyo in Ummadan weli Dad unool yihiin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.