Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ahaayeen Qodobada Deni kula dardaarmay Wasiiradiisa?
    Somalia

    Maxay ahaayeen Qodobada Deni kula dardaarmay Wasiiradiisa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markii uu kasoo laabtay Safarkii dheeraa ee qaatay 60-ka Cisho MW Deni,waxuu Shir la qaatay Golaha Wasiirada,waxuuna usheegay Sadex Qodob….

    1.In ay joojiyaan Erayga kala guur oo aysan Dowladan meel usocon,isla markaana xajistaan Kuraasta.

    2.In ay iska ilaawaan oo aysanba muhiimad siin Isimada,Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka.

    3.In ay Laba ka hawlgalaan keenista 400 oo Dhalinyaro Baraha Bulshada ka hawlgasha iyo in ay ku dadaalaan Nin Qori sita oo PL jooga in aan loo adeegsan Dowlada,isaguna 6-Bilood oo Mushahaar ah halmar ufasaxayo Ciidanka.

    Soo jeedintii MW,waa laga hawlgalay oo waa ay muuqataa haatan.

    Waxaa xusid mudan in 7-Bilood aysan Khasnada Dowlada wax soo gala mooyee aysan waxba ka bixin lana qiyaaso Bishii in ay kusoo xarooto $10-Milyan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.