Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cawad oo taageero ka helay Islaan Ciise
    Somalia

    Cawad oo taageero ka helay Islaan Ciise

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xurmadle Islaan Ciise Hoygiisa,waxaa ka dhacay kulan isagu iskugu yeeray haldoor Beesha ah.

    Kulanku,waxuu daarnaa soo jeedin Islaanku kusoo jeediyay in lawada dhiso Musharax Axmed Ciise Cawad.

    Waxaa kasoo qaybgalay Rag ay ku jiraan Maxamuud Shido iyo Cali Xoosh,waxaana soo jeedintii Islaanka ka cudurdaartay Maxamuud oo ku dooday….”In uu dhisayo Xasan Shire Abgaal”.

    Balse Islaanka,ayaa ku ceshay in ay tahay Gudoon uu riday in Cawad lawada dhiso.

    Sida xoguhu sheegayaan Maxamuud,waxuu ka Aaday Nayrobi,waana dansaday Taleefoonadiisa.

    Xasan Shire oo utagay Islaanka,ayaa la sheegay in uu ku yiri… “Islaan,waad i
    Qabyaaladaysay”.

    Waa laga dareemay Olalaha Xasan arinkan soo kordhay oo waxaa ka muuqda hoos udhac weyn.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.