Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa sidee Falcelinta Bulshada Ee Warqadii Boqor Burhaan?
    Somalia

    Waa sidee Falcelinta Bulshada Ee Warqadii Boqor Burhaan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxa iska badalay jawiga Magaalooyinka Puntland majiraan.

    Dadku waxey dareemayaan go’aanka uu soo saaray Boqorku inuu dhinac la safan yahay.

    90% Dadku waxay u arkaan Warkii Madasha Garowe oo go’aan Dhaqan lagu soo saaray umana leh tixgelin masiiriya Warqada Boqorka,markaad waraysato.

    Dhaliil walba oo ay Deni uhayaan,waxay ku liqayaan dhawr arimood oo kala ah…..

    1.Hogaamiye qiyam ku dhaama oo ay ku badashaan mahayaan.

    2.Dhaqanka oo ay u arkaan kuwo Dowladnimada khatar ku ah.

    3.Aaran iyo Ilmo Faroole oo ay ka fog yihiin.

    4.Joogista Xasan ee Villa Somaliya.

    5.SNM iyo gulufkeeda aan dhamaadka lahayn.

    6.Dimuqraadiyada oo ay aad uxiisaynayaan.

    Inkastoo Siyaasiyiinta qaar isku qancinayaan Shacab Masaakiin ah waxba kuma kordhin karaan Deni,hadana taas,waxaa Jawaab ugu noqon karta Mucaarad macno leh oo Deni wax ka ridan karaa majoogaan.

    Bulshadu saamayn ayay isku leedahay,waxaana dareenkoodu wax ka badali karaa……

    B.Ciidanka.
    2.Siyaasada.
    3.Ganacsatada.
    4.Dhaqanka.

    Warqadan waxba ma yeelin Deni iyo qorshihiisii ee Mucaaradka hubaysan ha gudbaan qorshahoodii Labaad haday wax ka ridan karaan.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.