Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku salaysan yahay socdaalka MW Deni Ee Itoobiya?
    Somalia

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka MW Deni Ee Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,waxuu usafaray Saakay Wadanka Itoobiya oo uu ka helay martiqaad rasmi ah Ra’isalwasaare Abiy.

    Maalinka Berri foog ah in ay wada kulmayaan,ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan.

    Kulanka Deni iyo Abiy,ayaa Saraakiisha Madaxtooyada Puntland sheegayaan in uu muhiim uyahay Labada dhinac.

    Axada in uu dib ugu soo laabanayo Puntland ayay wararku intaas kusii darayaan.

    Inkastoo ay jiraan Warar aan la hubin oo sheegaya kadib Itoobiya in uu aadi doono Imaaraadka oo ay ku kulmi doonaan MW Xasan Shiikh.

    Xalay Lix Saac,ayaa Deni ka aqbalay Imaaraadka Codsi uga yimid oo ahaa in uu la fariisto Xasan Shiikh,sida wararkaas aan 100% la hubin sheegayaan.

    Safarka Deni,ayaa kusoo aaday xili Isimada qaar soo saareen Warqad ka dhan ah qorshihiisa Doorasho ee Qof iyo Cod.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.