Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Caalamka oo MW Deni dhabarka ujeedisay
    Somalia

    Beesha Caalamka oo MW Deni dhabarka ujeedisay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka Koobaad,waxaa wada yeeshay Madaxweyne Deni,ku xigeenkiisa Karaash iyo Wakiilka Xoghayaha Guud,waxuuna socday ku dhawaad Hal Saac.

    Kulanka Labaad,waxaa yeeshay Madaxweyne Deni iyo Wakiilka Xoghayaha Guud oo kaliya,waxaana uu socday ku dhawaad Saacad iyo jajab.

    Kulanka,waxaa markii ugu danbaysay kusoo biiray Wasiirada,waxaana lawada joogay 5-daqiiqo wax gaaraya.

    Arimaha laga wada hadlay?

    1.Madaxweyne Deni,waxaa lasoo gaarsiiyay go’aanka BC ee Doorashada Puntland,kaasoo udhignaa..

    “Waan taageernay Dimuqraadiyada,lagamase gaaro wakhtiga haray,sidaa daraadeed keen wax heshiis lagu yahay oo ay kusii socon karto,8-Jan Bulshada PL waa ku weyn tahay,wayna ilaalsadaan,ma rabno in dhibaato ka dhacdo Doorashada PL,adaana iska leh masuuliyadeeda oo aan kugula xusaabtamaynaa”.

    2.Waxaa lagala hadlay khilaafka Dowlada Qaran iyo Dowlada PL,waxaana loo sheegay in ay lagama maarmaan u tahay PL Dowlad dhiska Somaliya oo si gaar ah ay tahay Maamulka kaliya ee la Xisaabtama Dowlada Dhexe,isla markaana,waxaa la taabsiiyay khilaafka jira in meel walba ay taalo in uu yahay mid Shaqsi oo udhaxeeya Deni iyo Xasan.

    Isku soo wada duuboo,BC,waxay xaqiijisay in aysan qayb ka noqonayn Doorasho aan heshiis lagu ahayn,xataa hadii Dimuqraadiyad lagu galayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.