Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay Shirkii Wadamada Islaamka Ee Sacuudiga?
    Saudi Arabia's Foreign Minister Prince Faisal bin Farhan (C) chairs an extraordinary meeting of the Organisation of Islamic Cooperation's (OIC) executive committee regarding the situation in the besieged Gaza Strip in Jeddah on October 18, 2023, while accompanied by Palestinian Foreign Minister Riyad al-Maliki (R). (Photo by Amer HILABI / AFP)
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Wadamada Islaamka Ee Sacuudiga?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    57-Wadan oo Islaam ah,ayaa ku kulmay Sacuudiga..

    Wadamadaas,kulankooda Ajandaha ugu sareeya,waxaa ka mid ahaa xaalada cakiran ee Qasa.

    Maxay isku raaceen?

    1.In la canbaareeyo Israa’iil.
    2.In loo gurmado Shacabka Qasa.
    3.In Golaha amaanka lagu canbaareeyo in ay ku fashilmeen soo saarida baaq Xabad joojin ah.

    Iran oo dhankeeda soo jeedisay Laba Qodob,ayaan uhelin taageero…….

    1.In la hubeeyo Falastiniyiinta.
    2.In Cunaqabatayn Saliida ah lasoo rogo.

    Dalal ay ugu horeeyaan Sacuudiga  Shirka martigeliyay,ayaa ka hor yimid soo jeedinta Iran,waxayna Wadamada Islaamku muujiyeen in aysan Rabin hubaynta Ururo Xamaas oo kale ah.

    Reer Galbeedka saamayntooda caalamka,ayaa keentay in aan lagu dhiiran soo saarida go’aamo Israa’iil ka dhan ah.

    Isku soo wada duuboo Kulankii Wadamada Islaamka kama soo bixin go’aan caadifadeed oo Israa’iil ka dhan ah,waxaana la oran karaa si miyir qab ah oo waaqici ku salaysan ayay wax ucabireen.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.