Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Somaliya maku dayan doonaa Madaxweynaha Malawi?
    Somalia

    Madaxweynaha Somaliya maku dayan doonaa Madaxweynaha Malawi?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “President Malawi Chakwera has cancelled all his international trips from now till the next fiscal year as one way of saving public funds amid the economic downturn.
    Cabinet ministers and senior government officers using government funds abroad to return home immediately”.

    Malawi waa Qaran mid ah oo Dowlad leh ayna umidaysan yihiin Miisaaniyadihiisa iyo Canshuurihiisa oo gaarsiisan heerka Dayn qaadashada ee caalamiga ah.

    Halka Somaliya aysan ka lahayn Dowlad Qaran,Miisaaniyad midaysan,Canshuuro midaysan,Dalkuna uusan helin Dayn,waxa kaliya ee ay ku socoto Dowlada ku kooban Muqdisho ee Villa Somaliya farisata ay tahay Deeqo iyo Canshuurta yar ee laga qaado Garoonka iyo Dekeda Muqdisho.

    MW Somaliya Todobaadkan oo qura,waxuu galay Sadex Safar,isla markaana,waxaa uqorshaysan Todobaadka danbe Afar kale.

    Safar walba,waxaa Bangiga Dhexe ee Muqdisho laga soo saarĂ a Lacag loogu yeero sahay Safar MW oo gaarta ugu yaraan $50-100-kun.

    Safarada MW Xasan hal mid oo ka mid ah kharashka ku baxa,waxa uu Biyaha kusoo fatahay wax ka tari karaa Degmo ka tirsan Gobolka Gedo ama Hiiraan.

    Waa nasiibdarro hogaamiyihii Labada jeer Kursiga ku fariistay ee haystay PHD-da. Da’diisuna ahayd 70-jirka in hogaamintiisii sidaa umacno beeshay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.