Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Laamaha amaanka oo xoojinaya amniga Caasimada Ee Garowe
    Somalia

    Laamaha amaanka oo xoojinaya amniga Caasimada Ee Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladu waxay xoojinaysaa amaanka Caasimada,sababa jira aawadood.

    Ma jiri doono hal Xubin oo Mucaaradka ka mid ah oo Gurigiisa la galayi,haduusan isagu dhaqdhaqaaq bilaabin,sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiisha amaanka.

    Reer Garowe 90% way kasoo horjeedaan qorshaha Aaran-jaan oo waxayba fursad u arkaan in laga kor qaado saamayntooda.

    Mucaarad kale majiro oo dhib wada aan ka ahayn Maxamuud Shido iyo Xasan Shire oo ay gubayso Lacagtii Canshuurta Ummadan ahayd ee ay nidaamka ku urursadeen 15-kii Sano ee lasoo dhaafay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.