Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo dukhaymihii ugu darnaa abid ka wada Magaalada Qasa
    Somalia

    Israa’iil oo dukhaymihii ugu darnaa abid ka wada Magaalada Qasa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 4, 2023Updated:December 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqeymo culus,ayaa ka socda koonfurta Qasa,iyadoo hay’adaha udooda xuquuqda aadanaha ay sheegayaan in waxa halka ka dhacaya ay tahay wax aan horey loo arkin.

    Waxaa la soo warinayaa argagax daran oo ay la kulmayaan dadka halka ku nool oo duqeymuhu ay ugu socdaan si aan kala go’ lahayn.

    Sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Xamaas ayaa sheegay in dib u bilaabista wadahadalada ku saabsan is dhaafsiga maxaabiista Falasiiniyiinta ah iyo kuwa Israa’iil ay tahay in lagu xiro xabad joojin joogto ah.

    Hase yeeshee Israa’iil,ayaa sheegtay in ay sii wadeyso dagaalka iyo duqeymaha ilaa ay meesha ka saarayso Xamaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.