Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Madaxweyne Deni oo markale legdin Siyaasadeed ku dhuftay Aaran-jaan
    Somalia

    Faallo:-Madaxweyne Deni oo markale legdin Siyaasadeed ku dhuftay Aaran-jaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deni markale,ayuu Aaran-shaydaan Siyaasigan Dhulka dhigay,waana markuu ogolaaday 66-da Odoyaashu soo xulayaan oo uu sii daayay Lifaaqii;Gudigii khilaafaadka,Gudigii Amniga soona xiray Bangiga Dowlada si aan Lacag loola bixin xiliga Doorashada.

    Afar Musharax oo Miisaan leh kana soo jeeda Beesha Aaran usheegtaan in ay Tarahooda ilaalintiisa utaagan yihiin,ayaa aqbalay Gudigii khilaafaadka ee MW Deni magacaabay,waana dhabarjab ku dhacay Aaran..

    1.Aadan Sh.doon.
    2.Guled Saalax.
    3.Abshir C.Huruuse.
    4.Axmed S.Awnuur.

    Waxay Dadku haatan ka doodayaan musharaxa Aaran Hoolka Doorashada magalayo iyo waa galayaa,sababtoo ah,waxaa loo arkay in aysan awood lahayn,isla markaana fursadihii ay wax ku heli jireen meesha ka baxeen.

    Doorashadan,waxay noqon doontaa midii ay ugu saamaynta yaraayeen Aaran-shaydaan,waxaana muuqata fawdo ma’ahee in aysan Aaran Miyir qab Ummada wax uga dhex heli karin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.