Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Garoowe: 17 December 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay Qunsulka Itoobiya ee Puntland Dagnachew Yitberke iyo Saraakiil ka tirsan Qunsuliyada.