Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Karaash iyo Abwaan Jibril oo Deni loogu geeyay Madaxtooyada
    Somalia

    Karaash iyo Abwaan Jibril oo Deni loogu geeyay Madaxtooyada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Karaash iyo Abwaan;waxay la joogaan Madaxweyne Deni haatan.

    Madaxweyne Deni,waxa uu ka dhagaysanayaa cabashadooda oo ku aadan Laba arimood oo kala ah…

    Karaash?

    B.Lacag iskugu jirta Adeeg iyo Mushahaar oo ka maqan in la siiyo.

    T.Xildhibaanada Dhulbahante in qayb ahaan lagu tixgeliyo.

    Abwaan?

    B.Lacag Adeeg iyo Mushahaar ah oo gaaraysa $580-kun oo ka maqan Baarlamaanka in la siiyo.

    T.Siduu mar kale uheli lahaa Kursiga Xildhibaan ee uu ku fadhiyo oo uu san Deni caqabad ku noqon.

    Kulankan,waxaa kasoo shaqeeyay Gudiga Amniga oo Shalay uu ka codsaday Abwaan Jibril in ay kulan siiyaan Madaxweynaha.

    Sida aan xogaha ku helayo dhamaan cabashadooda Maadxweynuhu waa ufulinaya.

    Kulanka Deni, Karaash iyo Abwaan,waxuu dhabar jab ku yahay Mucaaradka Hubaysan.

    Sidoo kale,waxuu yimid xilli Xaruntii BaarlamĂ anka ay la wareegeen Gudiga Amniga,taasoo Abwaan bahdil dabcisay ku noqotay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.