Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si kooban uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee xilligan ka taagan waddanka Soomaaliya.
Farmaajo oo ka hadlay munaasabad uu ku saxiixay sharciga isgaarsiinta dalka ayaa sheegay in xukuumadda Raโiisul Wasaare Xasan Cali Khayre ay masโuul ka tahay arrimaha siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha.
Sharciga isgaarsiinta ee uu maanta saxiixay madaxweynaha ayaa waxaa dhowaan ansixiyey baarlamaanka Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka 1aad
https://youtu.be/v95PK9tyA5I
Halkan ka daawo muuqaalka 2aad
https://youtu.be/2c_kC3dJTtw