Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Sool caadifad laguma go’aamin karo masiirkeeda
    Somalia

    Faallo:-Sool caadifad laguma go’aamin karo masiirkeeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxaan reer Sool ugu Mahadceliyay?

    Reer Sool waa Mahadsan yihiin,sababtoo ah,waxay isbareen reer Puntland iyo Somalida kale ee aan si dhab ah ufahansanayn.

    Sool,waxay garan wayday Dadkaas kale ee reer PL xataa hadàad ka tagaysaan Sharaf uga taga oo ha iska niyad xumaynina hana umuujinina Abaal Darri.

    Reer PL kale difaaca Sool waxay ku kasbadeen cadàawad BC iyo Somalida kale ah,waxayna ku bixiyeen Dhiig iyo Dhaqaale Naf hurid ah umana qalmaan in la ilhaameeyo.

    Reer Sool cidna kama yeelayso oo waa danaysi qaawan Amniga iyo Dhaqaaaluhu waa naga dhaxeeyaa lkn Siyaasadu nagama dhaxayso.

    Firaaq Dastuuriya PL kama dhacayo,waana lasoo xulayaa 17-ka Xildhibaan,wayna ka qaybgalayaan Doorasahada.

    Sool,waxay PL ugu biirtay si waadixa oo waxay qayb ku lahayd 495 Ergay oo lagu Aas-aasay PL.

    In Sool PL ka baxdo lama diidana,balse wado Dastuuriya oo loo maro,ayaa jirta,waxa laga hadlayo ma’ahan Dabakaayo ee waa Dowlad.

    Masiirka Ummadda caadifad laguma hogaamin karo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.