Beesha Bahrarsame,ayaa weerartay Saldhigga Booliiska Dhexe Hal Nin;ayaa kaga dhintay.
Ciidanka Booliiska Saldhiga way iska difaaceen Weerarkaas.
Gaari Habarjeclo looga qabsaday Buqdharkeyn ayay maqleen in Qolo kale lagu wareejiyay.
Gaariga waxaa hadda Gacanta ku haya Garaad Cabdullaahi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1739300927020949529?t=JbG-rQaAcVOG_1Vv2rYrPg&s=19