Muuse maqaam sare,ayaa loogu soo dhaweeyay Adis…
1.Waxaa loo dhigay Roogii Madaxweynayaasha la aqoonsan yahay.
2.Waxaa galbiyay Ilaaladii Madaxtooyada Itoobiya.
3.Waxaa loo xiray Wadooyinka,iyadoo lagu galbiyay Gaadiidkii Madaxtooyada.
Balse Calanka Somaliland lama ag dhigin kan Itoobiya.
Dadaalada Diblomaasiyadeed ee SL tà ageerada u ah,waxaa gadaal ka riixaysa Dowlada Ingiriiska oo dano Juquraafi iyo mid Dhaqaaleba ka leh Somaliland iyo guud ahaan Somaliya.
UK haatan waxay Gacanta ku haysaa talada iyo go’aamada BC ee Siyaasada iyo amaanka Somaliya.
JQ.