Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Labada ku xigeen Ee Gudoonka Baarlamaanka PL oo la doortay
    Somalia

    Labada ku xigeen Ee Gudoonka Baarlamaanka PL oo la doortay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 4, 2024Updated:January 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiye ku xigeenka koowaad waxa ku guuleystay Xildhibaan Maxamed Baari Shire oo 39-Cod kaga guuleystay Xildhibaan Abuubakar Maxamed Cumar oo helay 26-Cod.

    Xildhibaannada Baarlamaanka 6-aad DPL ayaa u doortay Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Golaha Wakiillada Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise (Awoowe). pic.twitter.com/7Hw7Ew3GtS

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 4, 2024

     

    Halka ku xigeenka Labaad uu ku guulaystay Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ciise Awoowe,kaasoo helay 34-Cod.

    Xildhibaannada Baarlamaanka 6-aad DPL ayaa u doortay Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Golaha Wakiillada Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise (Awoowe). pic.twitter.com/7Hw7Ew3GtS

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 4, 2024

    Waxaa sidaas kusoo dhamaystirmay Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Puntland.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.