Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Masar oo Casuumad ufidisay Madaxda Somaliya iyo Eretereya.
    Somalia

    Dowlada Masar oo Casuumad ufidisay Madaxda Somaliya iyo Eretereya.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wefti heer sare ah oo ka socda Masar,ayaa Axadii booqasho ku tagey Caasimada Somaliya ee Muqdisho.

    Sidoo kale wafti uu hoggaaminayo Ra’isul Wasaaraha Masar Sameh Shoukry,ayaa booqasho ku tagay Dalka Eretereya,wuxuuna ugudbiyay Madaxweyne Asiyas dhambaal uu ka siday Madaxweyne Al-Sisi.

    Labadaas wefti,ayaa kala geeyay Labada Wadan Casuumado rasmi ah oo Madaxweynaha Masar ufidiyay Labada Madaxweyne ee Somaliya iyo Eretereya sida wararku xaqiijinayaan.

    Masar,waxay aad udanaynaysaa in ay samayso isbahaysi xoog leh oo ka dhan ah Itoobiya oo uu ka dhaxeeyo muran dhanka Biyaha Wabiga Niilka ah.

    Sidoo kale Somaliya markan,waxay baahi uqabtaa garab istaaga Masar si ay uga hor tagto damaca Itoobiya ee Badeeda.

    Asiyas,ayaa isaguna xilligan ay kala fogaadeen Abiy,wuxuuna danaynayaa isbahaysiga ka dhanka ah.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.