Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne xigeenka Galmudug oo soo gaaray Garowe
    Somalia

    Madaxweyne xigeenka Galmudug oo soo gaaray Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 13 Jan 2024 Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ka qayb gelaya Munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka.

    Soo dhoweynta waxa ka qayb galay Goleyaasha dowladda Puntland, Mudanayaal heer Federaal ah, Ururada bulshada, Kooxaha Hidaha iyo Dhaqanka iyo masuuliyiin kale.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Madaxda ka qaybgalaysa Caleema saarka in uu ugu soo hormaro M.Xigeenka Galmudug oo kasoo jeeda Caabudwaaq,waxay muujinaysaa ehelnimo gaar ah oo tixgelin mudan.

    JQ. pic.twitter.com/lKPvyTvrHa

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 13, 2024

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.