Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin Diyaarada Itoobiyan Airlines Ee ka degtay Hargaysa
    Somalia

    Faahfaahin Diyaarada Itoobiyan Airlines Ee ka degtay Hargaysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarada ka degtay Hargeysa,waa midii Dadka caadiga ah ee Maalinlaha qaadi jirtay.

    Lambarka duulimaadkeeda,ayaa ah ETH372.

    Diyaarada weftiga siday ee dib loo celiyey,ayaa Lambarkeedu ahaa ETH8372.

    Xaqiiqdii waji gabax Diblomaasiyadeed,ayaa ku dhacay Dowlada Itoobiya,waxayna umuuqatay mid aan masuul ahayn ,waxayna Dad badan qabaan hadiiba ay ogayd in ay jirto awood celin karta weftigeeda in aysan fadeexadan raadsan.

    Dowlada Somaliya,waxay utahay talaabadan Sharaf iyo maqaam ilaalin Qaranimo.

    Halka Maamulka SL ay ku tahay fariin oranaysa “Anagaa idin xukunna”.

     

    Diyaarada ka degtay Hargeysa,waa midii Dadka caadiga ah ee Maalinlaha qaadi jirtay.

    Lambarka duulimaadkeeda,ayaa ah ETH372.

    Diyaarada weftiga siday ee dib loo celiyey,ayaa Lambarkeedu ahaa ETH8372.

    Xaqiiqdii waji gabax Diblomaasiyadeed,ayaa ku dhacay Dowlada Itoobiya.

    JQ. pic.twitter.com/hoc7sriyLl

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 17, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.