Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa Abiy ku qaaday in uu SL la galo heshiis Badeed?
    Somalia

    Maxaa Abiy ku qaaday in uu SL la galo heshiis Badeed?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2024Updated:January 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Abiy,heshiiska Somaliland uu la galay waxa ugu weyn ee ku qaaday kuna kalifay in uu iska indho tiro xeerarka caalamiga ah iyo waaqiciga jira waa carro.

    Xoguhu,waxay sheegayaan in uu si weyn uga carooday ka qaadistii Cunaqabataynta Hubka ee Somaliya.

    Reer Galbeedka oo qaadista Cunaqabataynta Hubka iyagu fududeeyay,ayuu ku dhibaataynayay xadgudubka uu ka galay Madaxbanaanida Dhuleed ee Somaliya.

    Reer Galbeedku,waxaa rabaan in ay Somaliya dajiyaan oo Dowlad ka dhigaan,iyagoo qorshayaal kala duwan kawata,taasina waxay culays ku noqotay Dowladaha dariska ah,gaar ahaan Itoobiya.

    Horay,waxaa udhici jirtay in qaadista Cunaqabataynta Hubka Somaliya laga talo gelin jiray Dowladaha dariska ah,waana mida sababi jirtay in aan la qaadin.

    Waxaa kaloo qaadista cunaqabataynta Hubka ee Somaliya saarnayd la socotay madaxbanaani Siyaasadeed oo ay heshay Dowlada Somaliya lagana hoos saaray Qaramada Midoobey.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.