Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa kasoo qaybgalaya Caleema saarka Madaxweynaha Puntland?
    Somalia

    Yaa kasoo qaybgalaya Caleema saarka Madaxweynaha Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2024Updated:January 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Caleema saarka Madaxweynaha Dowlada PL ee Xubinta ka ah Dowlada Dhexe ee Fadaraalka Somaliya,waxaa kasoo qaybgalaya Madax haatan xil haysa,Madax hore,Diblomaasiyiin iyo Bulshada qaybaheeda.

    Waxaa ka mid ah Madaxda kasoo qaybgalaysa…

    1.Madaxweynaha Dowlada Dhexe ee Fadaraalka.

    2.Madaxweynayaasha DG marka laga reebo Axmed Madoobe.

    3.Madaxweyanayaashii iyo Ra’isalwasaarayaashii hore.

    4.Wafuud Dowladaha Dariska ah.

    5.Diblomaasiyiinta Beesha Caalamka.

    Si gaar ah Safaarada Itoobiya ee Somaliya way kasoo qaybgalaysaa oo waxay ka mid tahay wufuuda casuman.

    In Safaarada Itoobiya lagu casumo caleema saarka Madaxweynaha Puntland ma’ahan wax lala yaabo,sababtoo ah Dowlada Dhexe ee Fadaraalka Somaliya ma jarin xiriirkii Diblomaasi,isla markaana Wadanka kama saarin Safaaradii itoobiya,sidaa daaraadeed,wuxuu ka mid yahay Safaaradaha la casumay ee Beesha Caalamka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.