Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo ka dalbatay Kenya in ay dhexdhexaadiso Somaliya
    Somalia

    Itoobiya oo ka dalbatay Kenya in ay dhexdhexaadiso Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warar soo baxaya,ayaa sheegaya in Abiy xiriir lasoo sameeyay Madaxweynaha Kenya,isagoo ka codsaday in uu wada hadal siiyo Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh.

    Wararku,waxay sheegayaan in Ruto aqbalay codsiga Abiy uuna dhawaan imaan doono Muqdisho si u bilaabo dhexdhexaadinta.

    Xogo hordhac ah oo laga helayo arinkaas,ayaa sheegaya in Abiy laga maqlay ka laabashada heshiiskii isfahan ee SL uu la galay.

    Dadka Itoobiyaanka ah ee Siyaasada la socdaa,waxay kuu sheegayaan in Tigreega oo markan Sxb la ah Abiy ay arinkan ka danbeeyaan oo iyagu kasoo dhameeyeen dhanka SL.

    Inta badan Saraakiishii iyo Diblomaasiyiintii Tigreega,ayuu Abiy dib uhawlgeliyay,waxaana ka mid ah Gabre oo laga dhigay Talye xigeenka Wardoonka Itoobiya.

    Dad badan oo Itoobiyaan ah,ayaa aaminsan in Tigreegu karkaarka waydaarinayaan Abiy oo qorshahan ugu talagaleen in uu ku fashilmo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.