Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khilaafkii Labada Gole Ee Somaliland oo la xaliyay
    Somalia

    Khilaafkii Labada Gole Ee Somaliland oo la xaliyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir Guddoonka Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiilada Somaliland,ayaa heshiis iyo is-afgarad ka gaaray khilaaf dhawaan ka dhex curtay kaasi oo ka dhashay Xeerarka Dooraashooyinka,sida ay Warbaahinta u sheegeen Guddoomiyeyaasha Guurtida iyo Wakiilada…

    1.In Golaha Guurtida ay Xeerka dib ugu celiyaan Madaxweyne Biixi.

    2.In MW Biixi, dib ugu soo celiyo Golaha Wakiillada Xeerka oo iyaguna ay u sii gudbiyaan Guurtida.

    3.In Golaha Guurtida dib ugu soo celiso Golaha Wakiillada,kadibna Golaha Wakiilladu ugudbiyaan MW Biixi.

    4.In aan Golaha Guurtidu fasax gelin muddada hawsha lagu dhammaynayo oo la filayo in ay koobnaato.

    Is afgaradkan,ayaa noqonaya mid soo afjaraya murankii udhaxeeyay Labada Gole,Xisbiyada iyo Dowlada SL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.