Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qalab casriya oo usoo degay Dekeda Garacad iyo Wadada Wadaagsin
    default
    Somalia

    Qalab casriya oo usoo degay Dekeda Garacad iyo Wadada Wadaagsin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 1, 2024Updated:February 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dekada Garacad,waxaa Laga soo dajiyey Qalab ay leedahay isla Dekada Garacad iyo Qalab lagu dhisayo Wadada Wadaagsin ee Garacad-Goldogob.

    Dekada waxaa loo keenay Wiishash-Ka casriga ah ee Konteeranada Dajiya iyo kuwa Bagaashka lagu dajiyo.

    Qaybta Dhismaha Wadada Ee Shirkada Wadaagsin,waxaa usoo degay Baabuurta Xamuuulka qaada, kuwa Ciida qoda iyo qalab kale oo badan.

    Shaqada Dhismaha Dekada Garacad iyo wadada Wadaagsan ayaa si dar dar leh ku socota.

    Halkan ka akhriso:-

    Dekeda Garacad Shaqadeedu si xowli ah ayay usocotaa.

    JQ. pic.twitter.com/ODRQBd6ojv

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 1, 2024

     

    default
    default

    default

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.