Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»”Xildhibaan C/rashiid Xidig oo kabaha la dulmaray Fiqiga taraaraxay”
    Somalia

    ”Xildhibaan C/rashiid Xidig oo kabaha la dulmaray Fiqiga taraaraxay”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 5, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Asc, Dhamaantiin xili kasta iyo meel kasta oo aad kala joogtaan. Qoraalkani wuxu ku socdaa Saxibkay xildhiban Ahmed Moalin Fiqi,

    Waxan dhageystay Waraysi aad bixisay oo fasiraado kala duwan laga bixiyay, balse inta badan bulshadu u fasirtay hanjabaad ku socota Madaxweyne Farmajo iyo Faan ahaa in Beeshaadu dumisay Dowladi kacaanka.

    Hadiiba shacabka soomaaliyeed Iska ilaaway cidii masuulka ka ahayd Dagaalkii sokeeye looma baahna in Dadka somaliyeed la xususiyo xiligii adkaa ee lasoo maray iyo cidii masuulka ka ahayd mana jirto cid mahadisay oo ka faaiiday.
    Arinta Galmudug iyo Guud ahaan Dowlad Goboleedyada waa Danbi Qaran hadii leysku dayo in la burburiyo ama la khalkhaliyo dhamaanteena waxan u taaganahay ilaalintooda iyo kobcintooda.

    Anigu markaan Qiimeeyay xaalada hada jirta iyo mushkiladaha midiba mida kale kasii daran tahay ee mudo kooban Taliska Madaxweyne Farmajo soo foodsaaray waxaa ka muuqda waayo aragnimo la,aan iyo talo xumo aan filayo inay sabab u yihin Shakhsiyaad aad ugu dhaw madaxweynaha oo isaga ruuxiisa fashilinaya Xaalad kastana ka dhigaya DAB BAASIIN KU DAMI.

    Ugu danbayn Madaxweyne Farmaajo wuxu si fool xun u dhex dabaalanayaa mowjado midiba mida kale kasii adagtahay waxaanse saxibkay fiqi u sheegayaa Farmaajo waa la dhaliili karaa lakiin looma hanjabi karo,

    sidaas darteed waxaan kuu soo jeedinayaa inaad fasirad ka bixiyo ujeedada hadalkaga . Hadad ula jeedo sida loo fasirtayna aad raali gelin degdeg ah ka bixiyo. Waana in laga wada shaqeeyo midaynta shacabka iyo dayactirka dhismayasha uu wali ka muuqdo burburku.

    Higsiga mustaqbalka iyo midaynta Shacabka Soomaaliyeed meelkastoo uu joogo waa muqadas.

    Hon. Abdirashid Xidig, Kismaayo. Jubaland.”
    https://m.facebook.com/story.php…

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    June 17, 2025

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    June 17, 2025

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    June 17, 2025
    Latest Posts

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Shirweynaha Bangiyada iyo Maaliyada oo Garowe ka furmay

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Doonyo laga shakiyay oo lagu qabtay Bender-beyla

    Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.