Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Spain oo ku gacanseyrtay dalabka ku saabsan gooni isu taagga Catalan
    Somalia

    Spain oo ku gacanseyrtay dalabka ku saabsan gooni isu taagga Catalan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 5, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xafiiska ra’iisul Wasaare Mariano Rajoy , ayaa warbixin kasoo baxday lagu sheegay in Dowladda Spain ay ku gacan seertay baaqii uu u jeediyay hogaamiyaha Catalan, Carles Puigdemont, si waan waan loogu dhameynayo murankii ka dhashay dalabkooda madaxbanaanida Catalonia,islamarkaana dowladdu aysan aqbaleynin waxa ay ugu yeertay daandaansi.

    Hadalkan ayaa soo baxay Iyadoo ay dhawdahay suurtagalnimada in hogaamiyayaasha Catalan ay ku dhawaaqaan madaxbanaani todobaadka soo socda,bale Spain waxa ay ku adkeysaneysa inay kasoo horjeedo arrintaasi.

    Mowqifka rasmiga ah ee Spain ayaa ah in aftididii ka dhacday Catalonia axadii lasoo dhaafay ay ahayd mid sharci daro ah, maxkamadaha Spainaa ay ku xukumeen sharci daro.

    Bayaan kasoo baxay xaafiiska Ra’iisul Wasaare Mariano Rajoy, ayaa looga jawaabay hadalkii hogaamiiyaha gobolka Catalan ee uu ku baaqayay in wadahadal la furo.

    bayaanka ayay dowlada Spain ku sheegtay inaysan kala xaajooneyn Catolina arin sharci daro ah iyo inay aqbasho daandaansi.

    Spain waxa ay intaasi raacisay in hadii Mr Puidgmont uu doonayo wadahadal ay tahay inuu sharciga dib ugu laabto, isaga oo muujinaya inuu ka laabtay hadalkiisii ahaa inuu ku dhawaaqayo madaxbanaanida Catalonia.

    Dowladaha kale ee Yurub ayaa taageeray Spain,, iyaga oo sheegay in sharciga la ixtiraamo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.