Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin heshiiska Shidaal Ee ay DFS la gashay Shirkada Maraykanka ah
    Somalia

    Faahfaahin heshiiska Shidaal Ee ay DFS la gashay Shirkada Maraykanka ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis kale oo cusub la gashay shirkad kale oo Mareykan ah, taas oo shidaal kasoo saari doonta xermooyin Shidaal oo ku yaala Somaliya.

    Shirkadan cusub oo la yiraahdo Liberty ayaa shaacisay heshiiska ay la saxiixatay Wasiirka Macdanta iyo Batroolka, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka.

    Shirkada,ayaa sheegtay in uu heshiiskan yimid kadib yadadiilada laga qaaday saliid iyo gaaska ganacsi ee laga helay dalalka kale ee Bariga Afrika ee Kenya, Uganda, Tansanita iyo Mosambik.

    Arrinkaas,ayaa horseeday in Shirkadaha Saliiddda ayay dib u qiimeeyaan rajada batroolka ee dalalka Geeska Afrika.

    Madaxa Shirkadda Shidaalka ee Liberty Lane Franks,ayaa sheegay in heshiiska ay la saxiixdeen Dowladda Soomaaliya uu yahay natiijada wada-xaajoodyo dabo-dheeraa oo socday muddo dhan Toban Sano.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.