Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Farmaajo in Garowe lagu soo dhaweeyo waa khalad Siyaasadeed
    Somalia

    Faallo:-Farmaajo in Garowe lagu soo dhaweeyo waa khalad Siyaasadeed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2024Updated:March 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa nasiibdaro iyo talo khaldan oo Siyaasadeed in Farmaajo Garowe la keeno.

    Maxaa laga magansanayaa oo uu hayaa?

    Muxuu soo kordhin karaa?

    Loolanka socda awoodaha uu leeyahay oo uu ku darsan karo maxay yihiin?

    Nin mucsur Siyaasadeed ah oo mar loo ilduufay hadana ay barteen kuwii ku adeegan jiray macno uyeelidiisu PL waxba uguma taaal.

    Deni,waxaa la moodaa in uu Siyaasada ka qaangaaray balse weli ma aflixin.

    Haba yaraatee wax dan Siyaasadeed ah oo ku jira Farmaajo in Garowe la keeno ma jirto.

    Farmaajo iyo Garowe 2024???!!!

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.