Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay macno ah oo ay uleedahay PL soo dhaweynta Farmaajo?
    Somalia

    Maxay macno ah oo ay uleedahay PL soo dhaweynta Farmaajo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baahi Siyaasadeed oo loo qabo Farmaajo oo keeni karta in Garowe la keeno majirto habayaraatee.

    PL iyo Farmaajo waxa kaliya ee ay isku aragtida ka yihiin waa Dastuurka waxkabadalkiisa.

    Loolanka Dastuurka PL ugama baahna Qof iyo koox wax garab ah.

    Farmaajo isagaa Maanta loo sameeyay muuqasho ee PL waxba kama helin soo dhaweyntiisa.

    Hadii marmarsiiyo laga dhigan lahaa in Beesha Sade lagu qancinayo oo Daarood la midaynayo Farmaajo ma’ahan…

    1.Mareexaan.
    2.Caabudwaaq iyo Gedo.
    3.Daarood.

    Farmaajo waa bilaa Taargo hadba balaayo ku guurto oo Gacanta ugu jira Fahad iyo Dadkiisa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.