Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo ka hor leexday qaraar ka dhan ah Israa’iil
    Somalia

    Maraykanka oo ka hor leexday qaraar ka dhan ah Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaramada Midoobay,ayaa soo saaray qaraar ku baaqaya xabbad-joojin deg-deg ah oo Qasa laga sameeyo inta lagu jiro bisha barakaysan ee Soonqaad.

    Qaraarka,ayaa sidoo kale ku baaqaya in la sii daayo dhamaan la haystayaasha  dhinacyada dagaalka ku jira.

    Waa Qaraar baahi weyn loo qabay,sababtoo ah Shacabka Qasa waxaa haysta culays weyn xiligan ay sooman yihiin.

    Maraykanka oo awal hor istaagi jiray qaraar ka dhan ah Israa’iil in uu kasoo baxo  Qaramada Midoobey,ayaa ka aamusay midkan,taasoo ka dhigan in uu raali ka yahay Xabad joojinta.

    RW Israa’iil oo kusoo jeeday Maraykanka,ayaa baaqday kadib soo saarista Qaraarkan.

    Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar ku baaqaya xabbad-joojin deg-deg ah oo Qasa laga sameeyo inta lagu jiro bisha barakaysan ee Soonqaad.

    JQ. pic.twitter.com/X01Bgw0kZs

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 25, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.