Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka khaldan Shirkada BOEING Ee samaysa Diyaaradaha Rakaabka?
    Somalia

    Maxaa ka khaldan Shirkada BOEING Ee samaysa Diyaaradaha Rakaabka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda maamusha duulimaadyada Mareykanka ee FAA,ayaa baaris xooggan ku haysa Shirkadda diyaaradaha rakaabka soo saarta ee BOEING.

    FAA,ayaa dhowaan amartay in baaris lagu sameeyo warshadda shirkadda Boeing ay ku leedahay magaalada Seattle, halkaasi oo lagu farsameeyey diyaaradaha 737 Max.

    Tani,ayaa ka danbeysay ka dib markii diyaarad nooca 373 Max ah uu albaabkeedu go’ay xilli ay hawada ku jirtay.

    Dhacdadan,ayaa saameyn adag ku yeelatay Shirkadda.

    Sidoo kale,waxaa iscasilay Madaxii Shirkada Dave Calhoun,isagoo sheegay in uu go’aankiisa tahay Shaqo ka tagida,waxaase jira warar sheegaya in lagu cadaadiyay kadib fadeexado isdaba joog ah oo ku dhacay Shirkada iyo Farsamadeeda Diyaaradaha.

    BOEING,waa mid ka mid ah Labada Shirkadood ee haysta Suuqa samaynta Diyaaradaha Rakaabka ah ee loogu kalsooni badan yahay caalamka oo idil,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.