Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Maraykanka oo uga digay Iran weerar ay ku qaado ISraa’iil
    Somalia

    Madaxweynaha Maraykanka oo uga digay Iran weerar ay ku qaado ISraa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden,ayaa taageero u muujiyey Isra’il, xilli ay wajaheyso cabsi kaga imaaneysa Iran oo laga yaabo in ay weerar aargudasho ah ugeysato.

    Biden,ayaa sheegay in Iran qorshreyneyso weerar ballaaran oo Israa’iil ka dhan ah, kaas oo ay uga dabaaqeyso duqeyn 10-Casho ka hor loo geystey Qunsuliyadda Iran ku leedahay magaalada Dimishiq oo ay ku dhinteen saraakiil sar sare oo ka tiran Ilaalada Kacaaanka Iran.

    Madaxweyne Biden oo Iran ku dhego-hadlaya,ayaa ballanqaaday in Mareykanku uu sameynayo wax kasta oo ku ilaalin karo amniga Israa’iil, wuxuuna dhanka kale uga digey Iran tallaabo kasta oo halis gelin karta ammaanka Israa’iil.

    Hadalka Madxweynaha Mareykanka,ayaa u muuqda mid jawaab u ah hanjabaad uu dhawaan Israa’iil u jeediyey hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Cali Khamayn oo ku gooddiyey in Israa’iil ay eedi doonto falka ay ku weerareenm Qunsuliyaddooda Suuriya.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.