Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»QM oo sheegtay in14-Sano ay qaadan doonto si loo nadiifiyo Qasa
    Somalia

    QM oo sheegtay in14-Sano ay qaadan doonto si loo nadiifiyo Qasa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Buruburka faraha badan ee uu ka tagay dagaalka Qasa, oo ay ku jiraan walxo aan qarxin,ayaa qaadan kara afar iyo toban sano si loo nadiifiyo, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay.

    Per Lodhamar, oo ah sarkaalka Qaramada Midoobay u qaabilsan wax ka qabadka miinada, ayaa sharaxay in dagaalku uu ka tagay qiyaastii 37-Milyan oo tan oo burbur ah qaybaha dadku ku badan yihiin, “taas oo ah, ku dhawaad 300 kiiloogaraam oo burbur ah halkii mitir oo labajibbaaran.”

    Waxa uu intaa ku daray shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Geneva in inkastoo aan la ogaan karin tirada saxda ah ee hubka aan weli qarxin ee Qasa, haddana uu filayo inay qaadan doonto 14 sano, xaaladaha qaarkood, si looga saaro burburka iyo dhismayaasha burburay.

    “Waan ognahay in inta badan ay jirto ugu yaraan 10 boqolkiiba madaafiicda dhulka ku dhacday oo aan weli qarxin,” ayuu yidhi.

    Qaramada Midoobay,ayaa sheegtay in dagaalka Israa’iil uu Qasa ka dhigay “Jahannamo bini’aadantinimo” iyadoo laga cabsi qabo in macaluul soo food saarto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.