Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Talyaha Ciidamada la dagaallanka argagixisada PISF oo xilka wareejinaya
    Puntland

    Talyaha Ciidamada la dagaallanka argagixisada PISF oo xilka wareejinaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talyaha Booliska iyo Agaasimaha Ciidamada Badda,ayaa ugeeyay Madaxweyne Deni Aamiin Xaaji Khayr.

    Ugaynta Madaxweynaha,ayaa daarnayd in lays fahansiiyo isaga iyo Madaxweynaha oo aad ukala fogaa.

    “Madaxweyne xilka waa wareejinayaa,waxaana u imid in aan xilka tiriyo,waxaase jirta Lacag dayn ah oo aan ku galay Ciidanka”Ayuu yiri Aamiin.X.

    Madaxweynuhu,waa ka aqbalay in dayntaas laga bixiyo,wuxuuse waydiiyay sababta uu Ciidanka udhexgalay,wuxuuna ku jawaabay,waxaa ku jira Saraakiil aan loo baahnayn oo ka shaqeeya kala fogaynta iyo tafaraaruqa Ciidanka oo aanan rabin in ay kusii dhex jiraan.

    Isku soo wada duuboo Aamiin dhawaan,ayuu wareejin doonaa hogaanka Ciidanka PISF,waxayna ubadan tahay in laga dhigo Agaasimaha Macdanta.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.