Madaxweynaha Dowladda PL Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Adduunka (FAO) ee Somaliya Étienne Peterschmitt iyo wefti uu hogaaminayo.
https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1787489410117783683?t=ksmcVH4rm194g6BsywNIWA&s=19
Hay’adda FAO,ayaa kala shaqeysa Hay’adaha Dowladda Puntland Mashaariicda kala ah…
1.Beeraha.
2. Kalluumeysiga.
3. Xoolaha.
4.Biyaha.
5.Illaalinta Deegaanka.
6.Isbedelka Cimilada.
BC,ayaa go’aansatay in Mashaariicda horumarineed PL si toos ah loogala shaqeeyo oo aan la siyaasadayn.
JQ.