Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Nabadoon Xarago oo xabsiga loo taxaabay kadib markii uu taageeray Alshabaab
    Somalia

    Video:-Nabadoon Xarago oo xabsiga loo taxaabay kadib markii uu taageeray Alshabaab

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 25, 2017Updated:February 26, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Ciidanka ammaanka magaalada Bosaso, ayaa xabsiga dhigay Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xarago oo ah afhayeenka nabadoonada gobolka Bari.
     
    Nabadoonka ayaa la xiray xili uu ku sii jeeday degmada Waaciye ee gobolka Karkaar.
     
    Xariga nabadoonka ayaa yimid kadib markii uu ka hadlay xakun dil toogasho ah oo lagu riday 7-dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin ururk Shabaab xili uu booqasho ugu tagay saldhiga weyn ee magaalada.
     
    Nabadoon Xarago ayaa waraysi uu bixiyay si cad ugu taageeray Dhalinyaradan ka tirsanaa Alshabaab,waxuuna sheegay in ay yihiin dhalinayro la khasbay oo dusha laga saaray danbi aysan lahayn.
     
    Xarago ayaa sidaanoo kale marar badan hadalo uu siiyay saxaafada waxay keeneen muran iyo doodo kala duwan,hoos ka daawo muuqaalka.
                                                                                                                 Halkan aka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/TGG4MVV4VYc

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.